Dadkii ka dambeysay Dilkii Wariye Jamal Khashoggi oo xayiraad lagu soo rogay

Dowlada Canada ayaa xayiraad adag kusoo rogtay saraakiil u dhalatay Boqortooyada Sacuusiga oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilkii magaalada Istanbuul loogu geestay Wariye Jamal Khashoggi. War kasoo baxay dowlada Canada ayaa lagu sheegay in xayiraad la saaray 17-sargaal oo u dhashay Sacuudiga, kuwaa oo si weyn loogu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilkii … Continue reading Dadkii ka dambeysay Dilkii Wariye Jamal Khashoggi oo xayiraad lagu soo rogay